Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet Duplicate
text
stringlengths
156
2.16k
audio
audioduration (s)
22.9
136
Maalin maalmaha ka mid ah ayey labadii gabdhood kala raaceen labadoodii adhi ee labada bahood, una daaq geeyeen meel gocoso ama goon leh. Markay rabtii adhigii ku soo ekeeyeenna gocosadii ayey qoteen. Intay go cosadii ku Sii jeedeen ayaa adhigii hal cabbaar ah ka durkay. Had iyo jeer intay qodanayeen gocosadii inanti...
llayn doqoni hadhkeedeey hoosiis moodaayee waxay bidhaansataa marba soonah ku beegan halkuu adhigu markay Soonahda 00 midabka adhiga leh caddaan waxayna ku tidhaahdaa walaasheed Saluugla, Col qaadkiinu hawl badanaa kaayagiiba waa ka halkiisii daaqayee Bismilaahi Raxmaani raxiim naadee wadnihii buu kaa qabtayee Waxay g...
nacastiina is tidhi soo kaxee adhigii, saa meeshuba waa cidla, waxay bidhaansanaysayna waaba Soonah, adhigiina saaka salaadii ayuu jiciirtay, duurkiisana xulay. Sidaa ayaa adhigii Dhoongo ku baadiyoobay kuna tegay.Dhulkii wuxuu noqday hiimsehiimse, runtii mar kay ogaatay in aan adhi meesha joogin ayey baroor madaxa qa...
Waxay ruclayso 00 hadba geed baa riga ku qaaddo ileyn raad iyo ruux toona arkimayso 00 waa mugdiye, xeelad baadi-doonna ma taqaane, waxay la kulantay Waraabe, waxayna weydiisay adhigii ma arag ayuuna ku yidhi ee halkaa mar Waraabihii markay ka tagtay waxay kale 00 la kulantay Harimacad, su'aashii Waraabaha ay waydiisay...
Markay ka tagtay Shabeelkii ayey waxay la kulantay Aar, waxayna waydiisay su'aashii habar-dugaaggii hore ay u jeedisay oo kale, wuxuuna ugu jawaabay, Haa ee haddii aan kuu sheego adhigiinii miyaad ii sheegi waalidkaa Maya ee ii sheeg adhigii ayey ugu jawaabtay Dhoongo. «Aniga ayaa cunay adhigiinii, hase yeeshee waan k...
Raxaysay nacastii adhigii oon waxba ka maqnayn.qabtana wacadkii Aarka ay la ga shay. Dabadeed gurigoodii ayey adhigii keentay, balan balkii soo maray oo dhanna waxay uga sheekeysay hooyadeed Xaadsan. ivada oo si tafaftiran ugu marisay sheekadii ivada iyo Aarkii. halkaasna ku jebisay wacadkii dhex yaalay, ileyn waa ...
la aroorinayo ayey ku tidhi hooyadeed. Hooyo haanteen na biyaha igu rid, haddii kale Aarkii ayaa i cunaya aan ku wacad furay Xaadsan intay ku ridday haantii avey ka soo lushay dhig dhexadii aqalka, adhigiina aroorisay.Aarkii oon isla markii ay Xaadsan adhigii dareerisay ka dib u soo wevdaartåy aqalkii oo gundhada jar...
Aarku vidhina waa kuwan Alla aan aqalkooda ku xaaro Alla aan subaggooda ku xaaro Alla aan saliga aabaheed ku xaaro Alla aan saliga hooyadeed ku xaaro Alla aan saliga walaalkeed ku xaaro Alla aan saligeeda ku xaaro Markuu saligeeda soo qaaday ayey tidhi ileyn doqoni waa barteed yaqaan ee Waar hanagaga xaarin waxay ...
Aarkii markuu dhammaystay raqdii suulkii aanu arkayn mooyee ayuu ka faaqsaday kuna noqday goobtii u hoyga ahayd Muddo yar ka dib ayey Xaadsan 00 wadda adhigii 00 cokan keentay gurigii iyada 00 uu hayo daal iyo harraad Kolkay aqalkii foodda soo gelisay wa xay ku aragtay qaab aan ahayn kay kaga tagtay, waxay na garatay ...
cabtayna waxaana u raacay biyihii 00 ay liqday suulkii inanteedii ee ka hadhay Aarkii lagu wacad furay lleyn meeshii Eebahay wax ka wado dameerahaa weylo dhala Xaadsan ayaa halkaa uur ku yeelatay, siddeyna intii dumarka sedkooda ahayd dabeetana dhashay inan la yiraahdo Suul-Cawro Waa cibaaro Ilaah ee Suul-Cawro wuxuu...
waxa sa nina u yihiin baas, waxa xumina wax san. Fikrad kasta 00 san layskuna raaco wuu ka hor iman jiray, wuxuuna qaadan jiray lidkeeda, haddii lagu rogmanaayo. Si kasta oo wax u dhacaanna wuxuu ahaa nin aan kala jeclayn. Markuu Suul-Cawro muddo jiray. wuxuu aabihii Digaale ka codsaday in uu raaco lo'da, isaga oo le...
maalin maalmaha ka mid ah markii suul-Cawro oo diiday joog iyo jiif uu u oggolaaday in uu raaco lo'da, isaga 00 dardaarankanna faray raac lo'da maanta una daaqgee meesha aan lahayn colka iyo abaarta toona Suul-Cawro oo ahaa ninkii aan dabeecadihiisa qaloocnaa soo sheegnay ayaa kaxeeyey lo'dii, una daaqgeeyey meeshii l...
Colkii wuxuu ku dhawaaqay Lo'da yaa la jooga Suul-Cawro ayaa u jawaabay wuxuuna yidhi, Suul-Cawro ayaa la jooga, wuxuuna ku jiraa saca dhiin-dhiin burka u dhaw burkii ayaa colkii yimid waa na ka waayeent Mar labaad bay ku dhawaaqeen Yaa la jooga lo'da wuxuuna ugu jawaabay, Suul-Cawro ayaa la jooga wuxuuna ku jiraa saca...
sacii dhiin-dhiin dabadiisa. Halkaas ayuu Suul-Cawro qaylo oodda ka qaaday, una soo qayladoon tegay aabihii Digaale, isaga 00 ku dhawaaqaya, QAabow lo'dii lala teg. Odaygii Digaale ayaa ka hor yimid Suul-Cawro wuxuuna ku yidhi, Lagu siiqaadyee orodoo hooyadaa u tag, waxaanad ku tidhaahdaa weylihii sii wada waraabi oo w...
qanjidh qeedhin yaanan u iman Xaadsan 00 fajac iyo amakaag dhabanka la haysa ayaa amarkii fulisay, intay run u qaadatay 00 weylihii wada qashay 00 intay bislaysay mid waliba ku ridday qabaalkeedii. Digaale oo lo'dii soo dhiciyey, colkiina daba socdo ayaa halkaa ka soo baxay muddo ka dibna yimid gurigii. Kolkiiba Xaads...
Digaale intuu naxay oo ciil iyo way timaha isaga rifay ayuu yidhi, Ileyn rag ciil isuma dooxo, way iyo way iigu yeedh la qaadka Kaalay lagu qaadayee, aabahaa ayaa kuu yeedhaya ee ayey ku dhawaaqday Xaadsan. Isla markiiba wuxuu u yimid aabihii. Digaale oo timihii taagan yihiin oo dhiilaysan ayaa ku yidhi inan kiisii ...
Ingiriiska, Faransiiska iyo Mareykanka. Heshiisyadaa lagu gaaray waxa gundhig u ahaa 14kii qodob ee uu soo jeediyay Madaxweynaha Mareykanka Wilson 8dii Jannaayo, 191 8kii. Qodobbadaasi waxay ka kala hadlayeen waxyaabo fara badan, siiba Yurub. waxaanse ka soo qaadanaynaa kuwii khusaynaayay adduunweynaha.Qodobka koowaad ...
Sida caadadu ahaan jirtay heshiisyada nabadgelyadu waxay ahaan jireen kuwa laga wada hadlay oo laysla oggolaado go'aannadii ka soo baxay shirkii Baariis markii ay soo dhammaadeen ayaa la ogeysiiyay dawladihii dagaalka looga guulaystay. Go'aannadii ka soo baxay shirkii Baariis waxa ugu qiima weynaa dhismaha ururka qaram...
Waxa uu ururka Qarammadu si rasmi ah u furmay 10kii Jannaayo 1920. Afartii sano ee u horre.ysay waxa keliya ee ururku qabtay hawl waxtar leh oo ay ka mid ahaayeen isku dubbbaridka, wax isla qabadka adduunweynaha xagga caafimaadka, gaadiidka iyo dhaqaalaha, waxa Ia dhisay hay'ado ka shaqeeya hawlahaas. Wixii waqtigaa ka...
waxa qayb u helay Inairiis. Afrikada Koonfur aalbeed vvaxa. lon dhiibay Afrikada Koonfureea, Kameruun yo Tooco waxa Ram qavbsadav Jasşiraaihii ku viil öaawevnta Baas f 100 kala qaybıyay lJstareehva yo Jabo aanı Dagaalkii Dunida ee laad waxay Yurub ka soo baxday ayadoo aad u liidata ha noqoto xagga dhaqaalaha, nabadge...
Dawladaha reer Yurub waxa dhexyiil isnacayb, colaad iyo kala shaki. Heshiiskii Feersaylis wUxUu eeddii dagaalka 00 idil dusha ka saaray Jarmalka 00 waxa lagu xukumay in wixii khasaara ahaa uu u geystay waddammaduu ku duulay magdhabo. 1921 kii magdhowga ay weydiisteen dawladihii ku guulaystay dagaalka wuxuu dhammaa 33 b...
Khayraadka dabiiciga ah ee adduunku isku si uguma wada baahsana degaanada. Taas waxa si cad u muujinaya meelaynta degaanada si dabiici ah loo beeri karo, Si loo soo saaro midho dadyow tiro badan noloshooda kaabi kara degaan waa in uu yeeshaa ciid hodan ah, roob ku filan, heerkui ku habboon iyo oogo siman. Geyigeena int...
Rhiday qaskii adduunka ka oogmay. Dagaalweynihii laad ee adduunka %badiisii Biritayn, Ruushka, Farans iyo Mareykanka marka la isu geeyo dhulka gac, ugu jiray waxa uu dhammaa soddon Malyuun oo mayi oo laba jibbaar ah. Jabban, Tal v •aniga iyo Jarmalka dhulkay haysteen waxa uu dhammaa hal malyan oo mayi baaran. Tirada gu...
Dadyowga aqoonsada in xaqdarro lagula dhaqmay, xaqay u lahaayeen in degaan ku filan ay ku noolaadaanna laga duudsiiyey quus ayey moodaan is daba taagga hadba ruuxa madax ah ee ugu ballan qaada in uu xaqooda marindoono xataa, haddii dagaal lagu heli karo. Saddexda dal ee Jarmalka, Talyaaniga iyo Jabaan way ka dul talaab...
Shiinaha, inkastooy ku doodaysay tigaadleyda Manshuuriya inay qabsato. Jabaan inkastoy ahayd dawlad ku dhisan habka Baar la,maanka. misana madaxda ciidammada ayaa iyaga oo bahaysanaya madaxda han tigož- satada qorsh in ay dalweynaha Aasiya weerar lagu qaado. dawladaha Hantigoosiga ah aya sababay in Jabaan, Talyaaniga ...
Dadka Talyaaniguna ma oggolayn in Jarmalku dalkaasi uu qabsado, maxaa yeelay qaybo ka mid ah ayey ku doodayeen. Hitlar mar kastaba waxa uu hadalladiisa ku muujiyey in aanu marnaba oggo\ayn heshiiskii Feersaylis. 1935kii waxa caddaatay in uu ciidanka cirka iyo xoogga dhulkaba uu dhisma hor leh ku bilaabay. Madaxda siyaa...
ay jaarka yihiin awooddooda, waxay dadka Ingiriisku u arkayeen arrin caqii gai ah. Ingiriisku waxa uu aqoonsaday in horumarinta farsamada dayuuradaha wax duqeeya ay halis gelin doonaan difaaca Jasiiraddooda. Sidaas Faransiiska oo kale ayey nabad sugiddooda u baqa qabeen. Sidaas awgeedna dagaal inay baajiyaan bay rabeen...
Talyaanigu dalka Abasiiniya ayuu qabsaday, dawladda Ingiriisku siyaaso qallafsan bay kala hortagtay oo Muusaliini ku qasabtay in uu dhoweysto Hitlar. Ururka Ummaduhu waxa uu guddoonsaday in Talyaaniga laga cuna qabateeyo waxyaabaha dibedda uga yimaada. Markii Ia isku dayey in saliidda Ia shito laga cunaqabateeyo, Hitla...
ay heshiiskii Feersaylis. Ingiriiska iyo Faransaba waxay ku dirqiyeen Juaoqiafaakiva in qaybtaas dhulka ah ee Jarmalku sheeganayo ay celiso. Hase veeshee cgwiacjda Jugosiafaakiya weydiiday.
vaaqadii 1939kii madaxda ciidammada Naasigu waxay d ugu duuli lahaayeen. Hitlarse dalka Midowga Soofimoaayaarkii saarka qayb dalka Boland ah baa gacanta waxa uu aqoonsanaa in Istaliin aanu oggolaan doonin üaik¿t Midowga Soofiyeetku sinaba ugama raali ahayn waxanu heegan u ahaa in Jarmalka uu dagaal kala hor MCi qon !ah...
Sannadkii 1937kii ayaa Jaambarleyn dawladda Ingiriiska u noqday Madaxa Wasiirrada. I laa waqtigaasna dalka Ingiriisku siyaasad u go'an xagga arrimaha Yurub may lahayn. Jambarleyn waxa uu isagu la yimi siyaaso u go'an waxay la ahayd in qaska Yurub ka taagan uu sababay heshiiskii Fersaylis, Hitlarna waa buu u garaabay ma...
Maxaynu hadda yeelnaa Gooring baa jawaabay oo waxa uu yiri; Haddii aan dagaalkan weyno alla hayna caawiyo Dirxiilayaashii Miyuunikh ayaa libaaxyo isu rogay.
Siyaasaddii ku dhisnayd in maslaxo lagu dhammeeyo gardarrooyinkii iyo dhul durugsigii Jabaanka, Talyaaniga iyo Jarmalka waxay ka muuqatay kaalinta xoogagga reer Galbeedka iyo ururka ummaduhu ka ciyaaray dagaal tolkii Isbaanishka. Bishii Juulay 1936kii ayaa dagaal tol ka oogmay dalka Isbayn. Muddo ku eg siddeed sano aya...
Hortiiba askartaasi fallaagowday oo la magac baxay waddaniyiinta, hub, rasaas, dayuurado iyo gargaar milateri bay ka heleen Jarmalka iyo Talyaaniga. Midowga Soofiyeetigu isaga oo ka cabsi qabay Jarmalka oo gaashaantay, ayu ku biiray ururka Ummadaha 1934kii. Midowga Soofiyeetigu waxa uu rabay in Jamhuuriyiinta Isbaanish...
Markii dagaalkii labaad ee adduunka bilowday Baariis, London iyo Berliin midina kumay riyaaqin. Qo|ona nabad may filanayn waqtigaas isaga ah. HitVarse waxa uu u hanqaltaagayey gul dhakhso leh. Jarrnalku waxa uu u fiigtay in dagaal uu u guntado. Laba nin oo wax qora oo kala ah Jaarlas Digool iyo nin Jarmal ah oo magacii...
Qulqulada qudha ee dhacday waxay dhexmartay Ruushka iyo Finland. Dagaalka dhexmaray oo loo yaqaan dagaalkii Jiilaalka istaaliin waxa uu Finland ka samaysan rabay saidhig Militari. 1940kii dagaalkii waxa uu ku dhammaaday Finland oo la jabshay. Hiter waxa uu dhamrnavstirayay qorshaha dagaal galka, madaxda ciidankiisa tal...
waana uu yeelay. Bishii May 10dii 1940kii ayaa Jerjil noqday Ra'iisai Wasaaraha. Jerjil waxa uu 1933kii intii ka dambeysay ka digay waxyaaba laga yaah') in uu Hitlar ku kaco. Hase ahaatee, waxa loo qaatay in uu yahay nin dagaal jece! Cidina kamay shaki qabin maskaxdiisa. yar baase u haysatay nin madax adag. Xaalku Sida...
Markii dalka Ingiriiska laga ogaaday saymaha ciidankii Ingiriisku galay ayaa wax ala wixii badda dul maaxi kara oo dhan 100 soo diray si askarta 100 soo daad gureeyo. Askartii oo isdaba taxan oo xeebta iyo baddaba ku cag dhabanaysa ayaa hadba dul fuula doonyaha iyo wixii kale ee gargaarka loogu soo diray. In ku siman m...
Weerarkii Biritaya Jeerjil khudbad u dadweynaha Ingiriiska u jeediyey waxa uu ku muujiyey mintidnimada dadka Ingiriiska laga rabo in ay la yimaadaan. Dadkii si niyo san ayuu ugu soo qulqulay warshadaha waxayna naftooda u hureen dalka. Waxa la qoray ciidan lagu magacaabay difaaca guriga oo diyaar u ahaa in ay wixii gac...
Badankoodu waxay ahaayeen niman aan milateriga hore ugu jirin. Raggaasi waxa la gudboonaatay inay dagaallanka bartaan, baqe u joogna ahaadan. Nin ka mid ahaa duuliyayaashii Ingiriiska ugu sitay waxa uu qoray «Markaan dagaalka ku jiro lugta bidixda ayaa baqaha aan qabo awgeed i gariiri jirtay. Waa aan iska bi'in kari wa...
Goobaha dhulka la iskaga horyimi dalka Biritayn wey ka durugsanaayeen. ciidammada Muusaliini waxay ahaayeen dad qalab ilxun wata. ciidankiisa baddu ma wadan dayuurado sidaas awgeedna weerarradii dayuuradaha Ingiriisku ku qaadeen Taranto ayaa ciidanka Badda ee Talyaaniga lagu curyaanshay. Ciidankiisa kale Taangiyo tiro ...
1939kii. Dalka Ruushkana duulaan ayey ku asqaysiiyeen la magac baxay ololihii Barbaroosa. Ciidanka Ruushku umay muuqan xoog haybad leh markay Finland la dagaallameen. Madaxdii ciidanka Naasiguna waxay filanayeen in sifihii ciidammada Faransiisku u dumeen u ciidanka casina u dhabar jabo. Jarmalka malahoodii waa uu rumoo...
Dadweynihii reer Liningaraad si geesinnimo leh ayaabay magaaladooda u difaaceen, ciidanka cas ee Ruushkuna duulaan rogaal celis ah ayuu ciidanka Jarmalka ee Mooskoagagaarkeeda joogay ku qaaday Diisembar 6dii 1941 . Iyaga oo uu wato Sarreeye Sakhoof ciidammadii Ruushku cidhiidhi ayey gasheen ciidankii Naasiga, runtii wa...
Labadaasi Jabniin ee askarta Jarmalka ku timid dagaalkii ayey weji cusub u yeeleen. Ciidanka cirka ee Jarmalka waa la nıuquuniyey. Dagaalkii badweynta Atlantigga ka socday, maraakiibtii Jarrnalka ayaa 'agu daadiyey qaarna dekadaha ayaa lagu burburshay. Doonyihii Jarmalka waxa si joogta ah weerar ugu hayey dayuuradaha i...
Waxa markaasi la geeyeywaqooyiga dalka Talyaaniga oo uu ka dhisay dawlad la magac baxday Jarnbuuriyadaa Salo- Iyaga oo Talyaanigu labada dhinac u kala dagaallamayey r-nisana Jarmaika waxa u suurtowday in ay hakiyaan horusocodkii weerarka Isbahaysğga. Si kastaba xaalku ha u dhaco ee Jarmalku si daran ayuu gaashaanka agu...
Maxaa yeelay Maraakiibta ganacsigu waxay Jabaan u soo daad guraynayeen alaabta ay Warshadaheeda ku habayso. Sidaa awgeed Jabaan waxa lagama maarmaan u ahaa in xooggeeda baddu u gacanta sare lahaado. Goobtii Midhway waxa ay Jabaan u ahayd bilow dhammaaday, sidii Jarmalkaba ay Istaalingaraad ugu noqotay curis dhammaaday....
Ganacka Lee YT Jabaanka isgaarsiintii qalabka iyo hubka ayaa laga jaray. Ciidammada Ustareeliya ayaa ku horjoogay Jabaanka Kaymaha Ginida cusub. Bishii Nofembar 1943kii waxa Jabaanka laga saaray Jasiiradaha Jilbart, ka dibna Jasiiradaha Marshalas ayaa ciidan 100,000 ahi qabsaday. Bishii Juun 1944kii ayaa Jabaanka misan...
Weerarkii Normandi Galbeedka Yurub waxay u muuqanaysay mid ka xoroobaysa ciidammadii Naasiga. Istaa!jin, waxa uu hore uga codsaday Biritishka iyo Mareykanka in ay Jarmalka weerar labaad kaga furaan dhinac kale. Ciidammada Hitlar in xagga Atlantigga lagaga soo duulaase waxay ahayd arrin aad u adag oo halis ah. Sannado ...
Dhuumuhu waxay saliidda si toos ah uga soo qaadayeen dalka Biritayn, ciidammada Jarmalka si door roon ayey isu difaaceen, ciidammada isbahaysigana umay suuragelin in ay wajahad furtaan ilaa Bishii Agoosto la gaaray, markaas oo ay Jeerborg qabsadeen. Dalka Jarmalka dagaalkii waxa uu ku noqday mid laba wajahadood leh. Hi...
Dhinaca galbeedna Aaysanawar ciidammadiisii ayaa horjoogto lexaad 'eh ka furay. Ciidammadaasi Maraykanku sida ay uga gudbi Iahaayeen webiga Rayn ayaa dhibaato ku noqotay. Bishii Sebtember 1944kii ayey isku dayeen inay webiga qaybtiisa Holand ku taal ka gudbaan, si markaasi ay horjoogtada Jarmalka u daba ka meerteeyaan....
Geesinnimo ka sabata saari karaysay in dalka Jarmalka la qabsada may jirin. Bishii 13dii Ruushka ayaa Fiyana qabsaday. Siddeed cisho ka bacdi waxay ku ekaayeen agagaarka Barliin. Bishii dhammaadkeedii ciidanka qaybtiisii lugta ee 69aad iyo kan Ruushka qaybtiisa 58aad ayaa ku kulmay Torgow. Dalkii Jarmalkuna laba gobol ...
Dalka Maraykanka waxa u suurtowday in uu iska go'doonsho qaska Y urub ka oogmaayey. Heshiiskii Nabadgelyada ee ku magac dheeraa heshiiskii Fersaylis Maraykanku wUU diiday. Hase ahaatee, mid gooniya ayey Jarmalka kala saxiixdeen 1920kii. Madaxweynihii Maraykanka Harding waa uu diiday in ururka uu ku biiro. Dadka Marayka...
Mar labaad, Maraykanku waxa uu isku dayey in xoogga badda ee Jabaan oo si daran u korayey la yareeyo. 1921 kii Shir guud 00 ciidammada badda loogu qabtay magaalada Washington waxa Jabaanka lagu qasbay inay koobto tirada Maraakiibta dagaalka. Waxa la gudoomay in mustaqbalka Ingiriiska iyo Maraykanka uu midba dhisan karo...
Arrintaasi waxa aad ugu hanqal taagayey askarta Jabaaniiska ah ee Manshuuriya degganayd. Waxa gobolkaas joogay askar iyo niman Baayacmushtar ah oo ku dulnoolaansho ka abuuran rabay dalka Shiinaha. Khayraadka gobolka Manshuuriya iyo dalka Shiinaha guud ahaan ayey u hamuun qabeen. Dalkaasna waxay doonaan ayey ka samayn j...
Ingiriiskuna uu aad u taag darraa, ayuu dalka Shiinuhu Jabaan u gacan galay. Hashiisyadii Jabaan lala galay waxay ciidanka Kuwantung la ahaayeen xaashiyo aan qiimo lahayn. Askartii Jabaaniisku Manshuuriya oo idil ayey qabsadeen waxaanay ka dhiseen dawlad dabadhilif ah oo lagu magacaabo Maanjukno. Dalka Jabaan dadkii ta...
Roosfelt wuxuu ka walaacsanaa sida arrimahaasu u soconayeen, maxaa yeelay, waxa uu iska dhigayey nin nabadda jecel. Sida uu arrimaha gudaha ugu soo rogay siyaasad la magac baxday wax qabasho cusub ayuu tan arrimaha dibeddana aragti u jeedda Jaarnimo wanaagsan ku maamulay. Taasi waxay gaarahaan ku lug lahayd dalalka Koo...
1940kii markii Farans jabtay ayaa Maraykanku indhaha kala qaaday. Waxa ka yaabiyay xoogga Jarmalka, taasina waxay Maraykan ku dhalisay in dadka qasab lagu qoro milatariga iyo in la weyneeyo ciidanka badda. Xagga badweynta Atlaantigga doonyihii Jarmalka (U-Boats) ayaa maråakiibta Baayacmushtarka ee Maraykanka kula kacay...
Biritayn iyo bahdeedii. Maraykanka ayaa waxyaabahay ugu baahnaayeen inay dagaalka ku wadaan u dirayey. Shan bilood ka dib Roosfelt iyo Jeerjil baa ku kulmay xeebta Niyuu Fawndland (New Foundland) halkaasna ku saxiixay Axdigii Atlantigga ee caanka ku noqday xornimada dadyowga adduunka loogu baaqay iyo sameynta urur naba...
Mashkaladay Jabaan ka walaacaysay, Jarmalka ayaa u furay, ka dib markay ciidammadii Naasigu weerareen dalka Ruushka bishii Juun 1941 kii. Markii la gaaray Bishii Disember 1941 kii Jabaan wax waliba way u dhammaayeen Kono oo ahaa Madax Wasiirrada, nabaddana jecel waa la casilay, sarreeye gaas T ojo ayaana lagu beddelay....
Bil horteed ayaa lix markab oo kuwa dayuuradaha qaada, laba kuwa dagaalka ee waaweyn, laba kuwa badda maaxa iyo konton markab oo yar yari ka amababaxeen Jabaan. Waxa ay sideen 423 dayuuradood oo Bamam ku gaashaaman. Waxay amar ku qabeen in ay ka gudbaan waqooyiga Jasiiradda Aluushiyan iyo midhway hal- kaasna ay weerar...
README.md exists but content is empty.
Downloads last month
11